- Forum
- Usenet
- SOC.CULTURE.SOMALIA
-
Asc ugu horeen waxaan wadaa hal xidhaale
Waxaad sheegtaan wax adiga kaa cad barafkana ka madaw Raguna maalinkasta ay is Ticmalaan Dumarkuna waligood halmar ayey is Ticmalaan Hadii la cunane waa xalaal hadii la cabana waa xaraan?
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Sxb fadlan Isku day inad NO faa idayso wlhu aclam
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Asc sxp su,asha inbadan ayaan raadiyay si saxana uma helin ii bal sheg waxa barafka ka cad
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)