On Thursday, June 19, 1997 at 10:00:00 AM UTC+3, Mustafe Jama wrote:
Waa kan Hal-xidhaalihii...Waa mid aad u fudud..Sheeg hadaad garato !
Geed baa waxa saaraa sagaal (9) dhegood; bisad, mukulaal ,yaanyuur,basho
ama "sacado" ayaa maalin walba geed-kaas fuulisha. Maalin kasta waxay
kala soo degtaa saddex dhegood hadaba imisa cisho ayey bisadaasi ku dhamaynaysaa dhegahaas geedka saaran ?
Nabad-gelyo.
.....
M.Jama
Ps. Dr. Maxamuudoow waa ku kaa...Bal hadda adna kii aad lahayd dadka qaar
baa odhan doona waa "sixir" ku soo tuur hee. Markaad fursad u hesho.
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)