-
Hal-Xidhaale u dhexeeya Gabadh & Nin
Loooolx
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Hadaan isku dayo halxidhaalahan u danbeeyay waa sidan
1.Raga Gogoshii Waa Nabada Halkaad Doonto Ayaad Ku Gamaysaa Hadii Aad godob la'aan Tahay Oo Aanay Jirin Haba Yaraatee Cid Wax Dhib Ahi Idinka Dhacayso
2.Geel xeradii waa Ragii Lahaa Ha Hayaan
3.Garaw Cunistii Waa Qof Gaajoonaya sii
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Dhamaantiin waad mahad santihiin we markay 2 duqey seex daan ee caruurtana soo jeedo 2duqey waa qoraxda iyo bisha markaay oraxdiyo bishaba dhacaan waa saw dhexe caruurtana waa xidigaha marka sidaa Ayaan u fahmay aniga

waxay uga jeday ii sheeke ama aan kuu sheekeyo.
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
walaal waan garanweynay weydiintii ahayd waxaad iitimaadaa marku waayeelku seexdo carruurtuno soo jeedaan
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
maad iisheekayn mise waam kuu sheekeeyaa
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Marku dayaxu dhaco xidiguhuna so jedan
Ahay ula jeday zxp
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Gabadhihi Hore Ee somalidu ad ayay u caqli padnayen
Waxy ula jeday
Marka waayeelku sexdo = dayaxu dhaco
Carurtuna so jedo. = xidiguhuna so jedan
Sidas ayan ufasiri laga anigu
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Ama iqaad ama Aankuqaado
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Dadka qoraalladan qoray malaha qaar baa dhintay kkk 1997! Waa 20 sano kahor!
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Waxay ula jeedaa iisheekee ama aan kuu sheekeeyo
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Hadii aan isku dayo mida ah marka ay caruurta soo jeedo wayelkane seexdo waxa waayin marka bisha iyo qoraxda dhacdo xidigahane so baxaan xiligaas waayin
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Waaad salaaman thy kolka hore tan xigta waxaan jeclahay in aan isku dayo jawabat Hal xiralahaan Marka waxey Kala jeeday kolka ey dhahday markuu waayeelku seexdo caruurtana soo jeedaan ii imaad . Jwbta
Waa markuu gabalku dhaco xidigahana soo baxaan√~×
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Warcelin Mustafa jama
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
hadaan isku dayo su ashaa waxay uga jeday markay cadceedu dhacdo ee xidigaha iyo dayaxu soo jeedo
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Wahhxncncnc
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
On Wednesday, May 21, 1997 at 10:00:00 AM UTC+3, Mustafe Jama wrote:
Hassan Mohamed wrote:
Waxaad ka soo jawaabtiin suaashan hal-xidhaalaha oo ku saabsan hidaha >iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Gabadh baa nin la balamaysay, markaasay waxay tidhi waxaad ii timaadaa >"Marka waayelku seexdo caruurtuna soo jeedaan".
waxaad sheegtaan waxay uga jeedo.
Xasan Mohamed marka hore waad salaamantahay.
Marka xigga, waad ku mahadsantahay hal-xidhaalahan cajiibk ah kana eed
noo soo gudbisay. Hadaan isku dayo waxay uga jeedo hal-xidhaalahaas:
Gu'gii marka roobku da'o ee dhulku barwaaqada yahay ee xoolaha geel iyo adhiba la'maalo caruurtana caanaha lasiiyo badanaa waayeelku wuu gataati dhacaa (wuu seexdaa) caruurtuna marka ay caanaha ka dheregto ma seexdaane cabaar bay sii sheekaystaan (wixii ay maanta soo arkeen ayey ka wadda sheekaystaan) kolkaa mire dhexe saqbadhka ayey iyana seexdaan.
*Hadaba marka waayeelku seexdo caruurtuna soo jeedo waa mirta dhexe ama saqbadhka. Kolkaa gabadhaasi waxay ninkaas ku lahayd hadaad doonayso in
aad illa haasawdo waxad ii timaadaa mirta dhexe. Sidaas bay aniga illa tahay...........sikale inay jirtona la'arkee.
Sikastaba ha'ahaatee, Xasanoow dumarka Soomaalidu waa daahiyad guuraysa
!! inta badan haasaawaa murti bay ku lifaaqaan iyo hal-xidhaale.
Gabadhaa aad sheegtay mid baa ka sii darayd :waa hal-xidhaale dhex maray gabadh iyo nin kale .
Sheekadu sidan bay u dhacday:
Nin iyo gabadh socoto ah ayaa meel cid la'ah mudh isku soo yidhi.
Kadib markii lays waraystay laysna toyday, waxa dhacday in ay isku
magaalo u socdeen, dabadeed waa laysku soo lug-daray.
Waxoogaa kolkii la'soo wada socday ayey gabadhii silama filaana ninkii weedhan ugu tidhi hebeloow: "AMA IQAAD AMA AAN KU QAADO"
Waxaad sheegtaan waxay uga jeedo ?
Nabad-gelyo
......
M.Jama
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
-
Asc horta wan idinsalaamay runti aqoonbadan oo ubadan dhaqanka somalida umana soogalin inaankajawaabo suaale google unba mesha ilasoogalay si automatic ah unbuu ilasoo doontay Markaa waxana mataqana postiga iyo inay indhahaygatahy garanmaye la soogaliyay
1997 mise qofkasoodhigay dhalashadiisa ayuu xaga hore isoomaeiyay!!!
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)