On Sunday, 13 October 1996 09:00:00 UTC+2, Jamal Hussein wrote:
Anigoo ah Jamal Ali Hussein iyo dhamaan qoyskaygu, waxaan
halkan tacsi uga diraynaa dhamaan eheladii uu ka geeriyooday
fanaankii weynaa ee aadka loo jeclaa Ahmed Mooge Liiban oo sida
igu maqaalo ah ku geeriyooday Siyelow oo ku taala Kenya. Waxaan
Ilaahay uga baryayaa in uu janadii ka waraabiyo samir iyo
iimana inaga siiyo. Waxaa kale oo iyaguna tacsidaa mida la mida
mudan, laba nin oo aad loo yaqaano 1) Ahmed Ali Awale 2)
Mohamed Aamin oo iyaguna ku geeriyooday Hargeysa Ilaahay
janadii ha ka waraabiyo.
Asc, walaal adiga miyaa qofka dhashay 1965 ee soo bartay cilmiga dhaqaalaha iyo ganacsiga? Wikipedia aan ka arkay information kaa. Illahay ha unaxriisto Axmed iyo ehelkiisa ba. Waxaan jeclaan laha inaan ogaado inaad weli isticmaashid website kan intaaso
sano kadib.
--- SoupGate-Win32 v1.05
* Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)